Maxay Dowlada Kenya u Sugi La’dahay Go’aanka Maxkamadda ICJ ? (Xaqiiqada Ogow)

Toddobaadkii dhawaa waxaa soo yeertay in dalka Turkiga uu dhexdhexaadin doono Soomaaliya iyo Kenya xilli Maxkamadda ICJ laga filayo inay qaraar ka gaari doonto dacwada, taasoo dhalisay su’aallo la xiriira xigmada ka dambaysa suluxa. Waxaase caddaatay in warku uu ahaa dacaayad ay fidisay Kenya oo uu wargeyska Africa Intelligence soo qaatay inta aysan la boodin … Continue reading Maxay Dowlada Kenya u Sugi La’dahay Go’aanka Maxkamadda ICJ ? (Xaqiiqada Ogow)